Xuquuqda abaabulida iskaashatooyinka shaqaalaha iyo sidii loo qaadi lahaa dhaqdhaqaaq mideysan, taas oy kamid yihiin shaqo joojin iyo isku duubnaan.
Xuquuqda ay shaqaaluhu u leeyihiin in ay si wadajir ah isu abaabuli karaan, iyagoon wax dhibaato ama handadaad ah loo gaysanaynin Sharcigana lagu handadayn.